Daqiiqadii 87-aad ee ciyaarta Palhinha ayaa kubad koorno ah la soo qaaday dhamestiray.
Kooxda Fulham ayaa kaarka cas loo taagay xidiga Calvin Bassey ka dib markii uu qalad ku galay xidiga Eddie Nketiah.
Andreas Pereira ayaa hoaanka udhiibay kooxda Fulham, isagoo ku dhaliyay kaliya 57 ilbiriqsi.
Pereira ayaa kubad qalad uu si qalda ka helay Bukayo Saka kubadaas uu shabaqa ku hubsaday, xili goolhaye kooxda Arsenal Aaron Ramsdale uu joogay banaanka.
Saka ayaa gool ku laad ku bareejeeyay ciyaarta, ka dib markii Fabio Vieira lagu laaday xirada ganaaxa.
Nketiah ayaa Arsenal udhaliyay goolkii labaad ee ciyaarta, inta aysan kooxda Fulham la imaanin goolka bareejada ciyaarta.

0 Comments